Tiro Madaafiic ah oo goordhaw lagu garaacay Madaxtooyada iyo Khasaaro ka dhashay

Waxaa goordhaw tiro madaafiic ah lagu garaacay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, waxaana Madaafiicdan lagu soo waramayaa in uu khasaaro kasoo gaaray dad shacab ah . Ku dhawaad 5 Madfac ayaa kusoo dhacday xaafado katirsan Degmada Warta Nabada gaar ahaan xaafado ku dhaw dhaw Xarunta Madaxtooyada, waxaana madaafiicda qaar ku dhaceen xaafado dad shacab ah degan yihiin. … Continue reading Tiro Madaafiic ah oo goordhaw lagu garaacay Madaxtooyada iyo Khasaaro ka dhashay